Who We Are

Famine Resistors is a collective of global champions that are actively fighting the looming famine in Somalia. Famine Resistors provides a global online platform that showcases everyone's ability to be a resistor by providing support at the local, national and global level.

Famine Resistors are social entrepreneurs, innovators, business and faith leaders, policymakers, community organizers, students and everyday ordinary citizens that believe as a collective we can be the change agents to support the humanitarian crisis in East Africa.

We hope to address the immediate, and long term needs of drought-stricken communities throughout Somalia by highlighting outstanding organizations and initiatives on the ground and aboard that are working quickly to meet the needs of the people.

Our Cause

6.2 million Somalis are in need of immediate humanitarian assistance that is more than half of the population of Somalia. To learn more about the looming famine, please take a look at our Fact Sheet

How Can You Help?

Please email or use the hashtag #FamineResistors to share your local initiatives, stories of extraordinary individuals supporting Somalia and programs we can highlight on this site and social media accounts.

Email: info@famineresistors.com 

 


 

Cidda aynu nahay.

Famine Resistors waa haldoorro isu tagey oo si wada jir ah ula dagaalamaya abaaraha Soomaaliya. Famine Resistors waxay bixiyaan goob online ah oo tageero heer dowladeed iyo mid caalami ahba loogu fidinayo laguna soo bandhigayo sidii qof kasta asaga oo awoodihiisa isticmaalaya uu ula dagaallami lahaa abaaraha.

Famine Resisters waxay isugu jiraan ganacsato, hogaamiyeyaal diimeed, sharci-dajiyeyaal, bulsho-u-adeegayaal, arday iyo muwaadin kasta oo aaminsan si wadajir ah inaan samafal ugu fidinno dadka ku dhibaataysan Bariga Afrika.

Waxaan rajeynaynaa inaan qeexno baahiyaha dadka ku nool Soomaaliya oo ay abaaruhu saameeyeen kuwa hadda taagan iyo kuwa fogba, inaga oo muujin doonna hay’ado iyo hawlgallo waxqabad sax ah ka sameeyay wadankii, kuwaas oo isugu jira kuwo dalka jooga iyo kuwo dibadda ka howlgala ayaga oo si deg-deg ah uga shaqeynaya si ay baahiyaha dadka u daboolaan.

Howlgalkeenna:

6.2 milyan oo ah in ka badan badh tirada Soomaalida ku nool dalka ayaa u baahan gurmad bini’aadannimo oo deg-deg ah. Si aad wax badan uga ogaatid khatarta abaartan fadlan eeg xaanshida xaqiijinta.

Sideed gacan uga gaysan kartaa?

Fadlan inoo soo dir email ama isticmaal hashtag-ga #FamineResistors si aad inoola wadaagtid howlgalkaaga, warbixinno ku saabsan shaqsiyaad u gurmadey Soomaalida iyo barnaamijyo aan ku soo qaadan karno shabakadeenna iyo goobaha aan ku leennahay baraha bulshada.

Email: info@famineresistors.com